Suurad An-Nasr — Divine Support
Suurad An-Nasr (Divine Support) — 110/114 · 3 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
إِذَا جَآءَ نَصۡرُ ٱللَّهِ وَٱلۡفَتۡحُ
Marka uu yimaado Gargaarka Ilaahay iyo guusha (Furashada Makkah)
Ayah 1وَرَأَيۡتَ ٱلنَّاسَ يَدۡخُلُونَ فِي دِينِ ٱللَّهِ أَفۡوَاجࣰ ا
Oo aad aragto dadku oo u soo galaya diinta Ilaahay rac-rac (koox-koox)
Ayah 2فَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ وَٱسۡتَغۡفِرۡهُۚ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابَۢا
Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, oo weydiiso Dambi Dhaafkiisa. Hubaal waa Isaga kan u soo laabashada badan (Naxariista)
Ayah 3