Suurad Al-Qadr — The Power, Fate
Suurad Al-Qadr (The Power, Fate) — 97/114 · 5 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
ٱلرَّحِيمِإِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ
Hubaal Waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qaddarka
Ayah 1وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ
Oo maxaad ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qaddarku yahay
Ayah 2لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرࣱ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرࣲ
Habeenka Qaddarku wuxuu ka fiican yahay kun bilood
Ayah 3تَنَزَّلُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذۡنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمۡرࣲ
Malaa’igta iyo Jibriil baa ku soo dega Idanka Rabbigood arrin walba darteed
Ayah 4سَلَٰمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطۡلَعِ ٱلۡفَجۡرِ
Nabad weeye ilaa waagu ka baryo
Ayah 5