Suurad Ash-Sharh — The Consolation
Suurad Ash-Sharh (The Consolation) — 94/114 · 8 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
أَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَكَ صَدۡرَكَ
Miyaanaan kuu waasicinnin laabtaada
Ayah 1وَوَضَعۡنَا عَنكَ وِزۡرَكَ
Oo aan kaa dejin culeyskaaga
Ayah 2ٱلَّذِيٓ أَنقَضَ ظَهۡرَكَ
ee cusleeyey dhabarkaaga
Ayah 3وَرَفَعۡنَا لَكَ ذِكۡرَكَ
Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga
Ayah 4فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا
Ee hubaal culeyska waxaa la socda nafis
Ayah 5إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرࣰ ا
Dhibka waxaa hubaal la socda nafis
Ayah 6فَإِذَا فَرَغۡتَ فَٱنصَبۡ
Ee markaad bogto (howshaada), u istaag cibaado
Ayah 7وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرۡغَب
Oo xagga Rabbigaa(Keliya) wax ka rajee
Ayah 8