Suurad Al-Falaq — The Dawn
Suurad Al-Falaq (The Dawn) — 113/114 · 5 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ
Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha)
Ayah 1مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
Sharka waxa uu abuuray
Ayah 2وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
Iyo sharka habeenka mugdiga badan marka uu mugdigiisa wax ku daboolo
Ayah 3وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ
Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (naagaha saaxirooyinka ah)
Ayah 4وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
Iyo sharka xaasidka marka uu wax xasdo
Ayah 5