Suurad An-Naas — Mankind
Suurad An-Naas (Mankind) — 114/114 · 6 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ
Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga dadka
Ayah 1مَلِكِ ٱلنَّاسِ
Boqorka dadka
Ayah 2إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ
Ilaaha dadka
Ayah 3مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ
Sharka waswaasyada (sheydaanka) soo noqnoqodka badan
Ayah 4ٱلَّذِي يُوَسۡوِسُ فِي صُدُورِ ٱلنَّاسِ
Kaasoo waswaasiya laabaha dadka
Ayah 5مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ
(Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh
Ayah 6