Suurad Az-Zalzala — The Earthquake
Suurad Az-Zalzala (The Earthquake) — 99/114 · 8 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
إِذَا زُلۡزِلَتِ ٱلۡأَرۡضُ زِلۡزَالَهَا
Marka arlada la gilgilo gilgilkeeda daran
Ayah 1وَأَخۡرَجَتِ ٱلۡأَرۡضُ أَثۡقَالَهَا
Oo arladu soo bixiso culeysyadeeda
Ayah 2وَقَالَ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا لَهَا
Oo aadmigu yidhaahdo: Maxaa ku dhacay
Ayah 3يَوۡمَئِذࣲ تُحَدِّثُ أَخۡبَارَهَا
Maalintaas waxay ka warrami akhbaarteeda
Ayah 4بِأَنَّ رَبَّكَ أَوۡحَىٰ لَهَا
Inuu Rabbigaa u waxyooday darteed
Ayah 5يَوۡمَئِذࣲ يَصۡدُرُ ٱلنَّاسُ أَشۡتَاتࣰ ا لِّيُرَوۡاْ أَعۡمَٰلَهُمۡ
Maalintaas dadku wuxuu u soo dareeri guutooyin firarsan ahaan si loo tusiyo acmaashooda
Ayah 6فَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٍ خَيۡرࣰ ا يَرَهُۥ
Ee qofkii fala samaan le’eg saxar wuu arki
Ayah 7وَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةࣲ شَرࣰّ ا يَرَهُۥ
Oo qofkii fala xumaan le’eg saxar wuu arki
Ayah 8