Suurad Al-Kaafiroon — The Disbelievers
Suurad Al-Kaafiroon (The Disbelievers) — 109/114 · 6 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ
Dheh: Gaalooy
Ayah 1لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ
Anigu ma caabudo waxa aad caabuddaan
Ayah 2وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ
Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo
Ayah 3وَلَآ أَنَا۠ عَابِدࣱ مَّا عَبَدتُّمۡ
Mana caabudi doono waxa aad caabuddaan
Ayah 4وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ
Idinkuna ma caabudi doontaan Kaan anigu caabudo
Ayah 5لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ
Waxaad leedihiin diintiinna (dhaqankiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda ( dhaqankeyga)
Ayah 6