Suurad Al-Kawthar — Abundance

Suurad Al-Kawthar (Abundance) — 108/114 · 3 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.

إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ

Hubaal Waxaanu ku siinnay (Muxammadow) Al-Kowthar (khayr badan)

Ayah 1

فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ

Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, oo (u) qal xoolo

Ayah 2

إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ

Hubaal nacabkaaga waa isaga kan cirib go’a

Ayah 3