Suurad Al-Aadiyaat — The Chargers

Suurad Al-Aadiyaat (The Chargers) — 100/114 · 11 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.

وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحࣰ ا

Waxaan ku dhaartay ordayaasha neefsada (fardaha) iyagoo qeyliyaya

Ayah 1

فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحࣰ ا

Haddana kuwaa dabka kiciya

Ayah 2

فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحࣰ ا

Haddana kuwaa qaada duullaanka subaxa hore

Ayah 3

فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعࣰ ا

Markaas boorka kiciya

Ayah 4

فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا

Markaa dhaqso bartanka ugu gala kulanka (cadowga)

Ayah 5

إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودࣱ‏

Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi

Ayah 6

وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدࣱ‏

Oo hubaal isaga baa taasi ka markhaati ah

Ayah 7

وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلۡخَيۡرِ لَشَدِيدٌ

Oo hubaal Waa ku daran yahay Jeclaanta maalka

Ayah 8

۞أَفَلَا يَعۡلَمُ إِذَا بُعۡثِرَ مَا فِي ٱلۡقُبُورِ

Ma wuusan haddaba ogeyn marka waxa ku jira qabuuraha la soo bixiyo

Ayah 9

وَحُصِّلَ مَا فِي ٱلصُّدُورِ

Oo waxa ku jira laabaha la caddeeyo

Ayah 10

إِنَّ رَبَّهُم بِهِمۡ يَوۡمَئِذࣲ لَّخَبِيرُۢ

Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal si dhan iyaga

Ayah 11