Suurad Al-Maa'un — Almsgiving

Suurad Al-Maa'un (Almsgiving) — 107/114 · 7 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.

أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ

Ma u fiirstay kan isagu beeniya abaal marinta

Ayah 1

فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ

Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan

Ayah 2

وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ

Oo aan ku dhiirra gelin (dadka kale) quudinta miskiinka

Ayah 3

فَوَيۡلࣱ لِّلۡمُصَلِّينَ

Ee waxaa hoog leh kuwaa tukada

Ayah 4

ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ

Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda)

Ayah 5

ٱلَّذِينَ هُمۡ يُرَآءُونَ

Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko

Ayah 6

وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ

Ee bixin diida waxyaalaha aan looga maarmin nolol maalmeedka (zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye)

Ayah 7