Suurad Al-Masad — The Palm Fibre

Suurad Al-Masad (The Palm Fibre) — 111/114 · 5 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.

تَبَّتۡ يَدَآ أَبِي لَهَبࣲ وَتَبَّ

Hoog baa ku dhacay labada gacmood ee Abuu-Lahab, waana hoogi doonaa

Ayah 1

مَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ

Maalkiisa iyo wuxuu kasbado waxba uma ay tari doonaan

Ayah 2

سَيَصۡلَىٰ نَارࣰ ا ذَاتَ لَهَبࣲ‏

Oo Wuxuu geli doonaa Naar aad u olol badan

Ayah 3

وَٱمۡرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلۡحَطَبِ

Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah

Ayah 4

فِي جِيدِهَا حَبۡلࣱ مِّن مَّسَدِۭ

Qoorteeda waxaa ku wareegsan xadhig xaskul la soohay ah

Ayah 5