Suurad Ad-Dhuhaa — The Morning Hours
Suurad Ad-Dhuhaa (The Morning Hours) — 93/114 · 11 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
وَٱلضُّحَىٰ
Waxaan ku dhaartay Barqada
Ayah 1وَٱلَّيۡلِ إِذَا سَجَىٰ
Iyo habeenka marka uu wax ku daboolo mugdigiisa
Ayah 2مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ
Rabbigaa kaama tagin (Muxammadow), mana uu kuu cadhoon
Ayah 3وَلَلۡأٓخِرَةُ خَيۡرࣱ لَّكَ مِنَ ٱلۡأُولَىٰ
Oo hubaal waxa dambeeya baa kaaga khayr badan waxa hore u tagey
Ayah 4وَلَسَوۡفَ يُعۡطِيكَ رَبُّكَ فَتَرۡضَىٰٓ
Oo dhowaan Rabbigaa baa deeq ku siin doona, marka waad raalli noqon
Ayah 5أَلَمۡ يَجِدۡكَ يَتِيمࣰ ا فَـَٔاوَىٰ
Miyuusan ku helin adigoo agoon ah oo ku hoyaadin
Ayah 6وَوَجَدَكَ ضَآلࣰّ ا فَهَدَىٰ
Oo ku helin adigoo habowsan oo kuma hanuunin
Ayah 7وَوَجَدَكَ عَآئِلࣰ ا فَأَغۡنَىٰ
Oo ku helin adigoo caydh ah oo kuma hodmin
Ayah 8فَأَمَّا ٱلۡيَتِيمَ فَلَا تَقۡهَرۡ
Ee ma agoonka, ha dhibin
Ayah 9وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنۡهَرۡ
Oo ma kan wax weydiista, ha canaanan
Ayah 10وَأَمَّا بِنِعۡمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثۡ
Oo ma xagga Nicmadda Rabbigaa, ka warran (oo ku mahdi)
Ayah 11