Suurad At-Takaathur — Competition

Suurad At-Takaathur (Competition) — 102/114 · 8 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.

أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ

Wax badsi doon baa idin jeediya

Ayah 1

حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ

Ilaa aad gashaan qubuuraha

Ayah 2

كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ

Mayee! Waad ogaan doontaan

Ayah 3

ثُمَّ كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ

Mayee, mayee! Waad ogaan doontaan

Ayah 4

كَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡيَقِينِ

Mayee! haddii aad og tihiin ogaansho dhab ah

Ayah 5

لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِيمَ

Waxaad hubaal arki doontaan Naarta

Ayah 6

ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيۡنَ ٱلۡيَقِينِ

Markaas waxaad hubaal ku arki doontaan il dhab ah

Ayah 7

ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ

Oo Maalintaa waxaa hubaal la idin weydiin doonaa Nicmooyinka

Ayah 8