Suurad At-Tin — The Fig

Suurad At-Tin (The Fig) — 95/114 · 8 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ

Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka

Ayah 1

وَطُورِ سِينِينَ

Iyo Buurta Siinaay

Ayah 2

وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ

Iyo magaaladan Aaminka ah (Makkah)

Ayah 3

لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمࣲ‏

Xaqiiq Waxaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan

Ayah 4

ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ

Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya

Ayah 5

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونࣲ‏

Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, waxay mudan doonaan jar aan weligi go’ynin

Ayah 6

فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ

Ee yaa haddaba kara inuu kugu beeniyo arrinka abaal marinta

Ayah 7

أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ

Sow ma aha Allaah Kan u wanaagsan inta wax xukunta

Ayah 8