Suurad Quraish — Quraysh

Suurad Quraish (Quraysh) — 106/114 · 4 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.

لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ

Caadeysigii Quraysh darteed

Ayah 1

إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ

Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah)

Ayah 2

فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ

Ee ha caabudaan Rabbiga Baydkan (Kacbada)

Ayah 3

ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعࣲ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ

Kaasoo ka quudiyey gaajo, oo ka aamin galiyay cabsi

Ayah 4