Suurad Al-Qaari'a — The Calamity
Suurad Al-Qaari'a (The Calamity) — 101/114 · 11 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
ٱلۡقَارِعَةُ
Musiibada garaaceysa (qalbiyada)
Ayah 1مَا ٱلۡقَارِعَةُ
Maxay tahay Garaacdadu
Ayah 2وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡقَارِعَةُ
Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay Garaacdadu
Ayah 3يَوۡمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلۡفَرَاشِ ٱلۡمَبۡثُوثِ
Maalinta ay dadku noqon sida baalallay kala firdhay
Ayah 4وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٱلۡمَنفُوشِ
Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay
Ayah 5فَأَمَّا مَن ثَقُلَتۡ مَوَٰزِينُهُۥ
Ee ma kan isagu miisaankiisa (camallada wanaagsan) culeys yahay
Ayah 6فَهُوَ فِي عِيشَةࣲ رَّاضِيَةࣲ
Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh
Ayah 7وَأَمَّا مَنۡ خَفَّتۡ مَوَٰزِينُهُۥ
Ma qofka se uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay
Ayah 8فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةࣱ
Hoygiisu waa Haawiya
Ayah 9وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا هِيَهۡ
Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay
Ayah 10نَارٌ حَامِيَةُۢ
(Waa) Naar hureysa
Ayah 11