Suurad Al-Fil — The Elephant

Suurad Al-Fil (The Elephant) — 105/114 · 5 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.

أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ

Mawaadan u fiirsan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga

Ayah 1

أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلࣲ‏

Sow kama uu dhigin duullaankoodii wax jab iyo jah wareer ku dhammaaday

Ayah 2

وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ

Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah

Ayah 3

تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةࣲ مِّن سِجِّيلࣲ‏

Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah

Ayah 4

فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفࣲ مَّأۡكُولِۭ

Markaas ka dhigay sidii bal la daaqay

Ayah 5