Suurad Al-Asr — The Declining Day, Epoch
Suurad Al-Asr (The Declining Day, Epoch) — 103/114 · 3 aayado. Akhri oo dhagayso qoraalka Carabiga iyo tarjumaadda Soomaaliga.
وَٱلۡعَصۡرِ
Waxaan ku dhaartay waqtiga
Ayah 1إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ
Hubaal Aadmigu wuxuu ku jiraa khasaaro
Ayah 2إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ
Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, oo isu dardaraama Xaqa, oo isu dardaarama sabarka
Ayah 3